ENTERTAINMENT

Haweenay Reer Ceerigaabo ah oo Xijaabkeedii u tuurtay ,Magaceediina u

Haweenay Reer Ceerigaabo ah oo Xijaabkeedii u tuurtay ,Magaceediina u bedeshay Shaqo darteed+Sawirro In shaqo laga helo TV Maraykanka kuyaal wixii ka dambeeyey weerarkii 11-kii Sebtember waxay ahayd arrin aan sahlanayn adigoo waliba lagu yiraahdo magaca Ubax Maxamed. “Tijaabo ahaan, Ayaan u baddalay magacaygii isla markiina waxaan helay shaqo ah caawiye soo saare” ayay tiri […]