Daawo Fanaanada Hodan Cabdiraxman dheere oo ka hadashay heesta Muranka wayn dhalisay iyo ciday u qaaday

Daawo fanaanada Hodan Cabdiraxman dheere aya dhawaan soo saartay hees cusub oo muran wayn dhalisay iyo ciday heestu ku socoto Heestan oo Baraha Bulshada qabsatay ayaa fanaanada Hodan Cabdiraxman dheere muuqaal ay hadda soo duubtay ku sheegaysa cida ay Heestu ku socoto iyo Ujeedka laga leeyahay Fanaanada oo ka hadlaysa arrinkan,

HALKAN RIIX OO KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *