Gudida Habar Jeclo oo eedo u jeediyey Biixi

Gudida beesha habar jeclo ayaa siwayn udhaliilay madaxwaynaha somaliland oo ay sheegeen in cadaawad iyo isir naceyb ku hayo shaqaalaha beesha iyo shirkadaha ay leeyihiin

Sidoo kale gudidan ayaa taageeray hadalkii boqor buurmadow uu ku dhaliilay madaxwayne biixi sheegayna in ay ka tashanayaan xisbiga kulmiye

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *