SAAXIlNEWS.NET
Qoraa maxamed Bashe xasan waxa uu yidhi
February 6, 2019 - Written by Editor Editor

Qoraa maxamed Bashe Xaji Xasan waxa uu yidhi Toddobaadkii saddexaad ayuu Cabdiraxmaan Abees si xaqdarro ah ugu xidhan yahay taliska Muuse Biixi. Wax dembi ah oo lagu qaado laguma hayo.

Waa xadgudubkii xadgudubyada isaga iyo dadka kale ee waxa ay aaminsan yihiin ama dhalliilo ay soo bandhigeen u xidhan.

Qaar baa xidhan dhawr bilood, qaarna sannad bay kor u sii daafayaan inta ay iska xidhan yihiin ee aan maxkamad dembi ku hesha ama ku wayda la hor keenin.

Xeer la’aan waa la xooloo baa.

Somaliland xeer la’aan bay sii dhex muquuranaysaa. Xuquuqda muwaaddinka oo lagu jawrfalaa waxa ay dhashaa dawladnimada oo dabkeedu gabaaro oo la karho ama la naco.

Haddii qofka lagu xadgudbo loo hiilin waayo waxa sii faafa xadgudubka laftiisa oo dadka keli keli mar qof ama koox u haleeli doono.

Waa gundhig sooyaal taasi oo taariikhdu san-ku-neeflaha soo bartay.

Haddii dulmiga la isku daawado waxa uu gaadhi in qof walba gurigiisa daadku ugu galo.

Waxa aynu joognaa heerkii dhawaqa iyo waar ka daayaayda ee xukuumaddeena culays ha lagu saaro in ay xaqa iyo xuquuqda geyiilaha ilaaliso, si waajib-gudashada muwaaddinkuna midho-dhal u noqoto oo uu xukuumaddiisa u dhego nuglaado.

Ninna dhaqashuu kuugu dhabar jabay
Ninna dhuuni buu kuu dhex joogaa!

Abees waxa ka qaylisiiyey lexlo-jeclo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews