Fajac ayay igu noqotay

Waa reer Baydhabo guryahana waxa uu geyn jiray alaabaaha caagadaha waysooyiinka iyo baaldiyada xaafadaha dhexdedana waxa uu ka dhihi jiray Badal yaa raba alaaba badal maalin aya waxa dhacday inaan u yeedhay dharna waan u dhiibay nibkayguna wuu maqna alaab ayu gacanta iga taabsiyey waanu i wazay xaajigaygana dibada ayu joogay sanad ka dib uur ba igu soo baxay ee maxan sameya waa Idil Cabdiraxman. Hodan walaasheed oo soo duubtay muuqaalkan.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *