Talaabo ayaan ka qaadayna gaadiidleyda basaska ku kordhay shacabka
Maamulka gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay go,aamadii kasoo baxay gudida a hortaga xanuunka coronavirus iyo waxyaabaha ka dhaqan galay
Sidoo kale badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa hanjabaad culus udiray wadayaasha gadiidka basasa oo shacabka ku kordhiyay qiimihii lagu raaci jiray.