Hani Uk oo live ka so gashay

Daawo fanaanada #Hani #Uk oo muddo todobaad ah aamusnayd ka dib khamrigi la sheegay inay cabtay iyo hotelku lagu eedeeyey inay jajabisay muuqaal #live ah oo ay soo duubtay kaga hadashay siday wax u dhaceen.

HALKAN GUJJI OO KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *