Daawo Fanaan Cawaale aadan iyo gabadhi Reer Punland ee is guursaday

Way yartahay inta la arko fanaan arooskiisa ka heesaya taasi waxa badalay fanaanka caanka ah ee Reer Jabouti Cawaale Aadan aya noqday fanaankii u horeeyey ee arooskiisa ka heesa isla markaana ay ka jaasto ama niikiso xaaskiisan cusub ee reer Punland Haddaba arooskan oo xiise iyo yaab leh.

HALKAN GUJJI OO KA DAAWO




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *