Daawo Deeqo Afro oo soo qaaday hees Allow i danbi dhaaf

Subxan ALLah fanaanadi Deeqo Afro oo aad uga barateen Heesihi qaaqawana aya maanta wax ka duwan keentay waa muuqaal ay so wada xidhatay Xijaab kiisa wayn xiita ay gacmaha qarisay ilaahayna ka baryaysa waxyaabo badan heestan oo erayadeeda muuqaalka dushiisa ku xardhan yihiin..

HALKAN GUJJI OO KA DAAWO




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *