Gabadhan maxaad kula talin lahayd

Waxay tidhii,

“Aniga oo ah 14 jir ayaa waalidkeey geeriyooden. Iskuulka waan ka haray, sababtoo ah ma jirin qof qarashka Iskuulka iga bixiyo.

Waxaan isbarannay wiil markii aan jiray 17 sano wuxuuna dib iigu celiyey Iskuulka.
Miro/khudaar ayuu ku iibin jiray waddooyinka si uu iiga bixiyo lacagta Iskuulka.

Shaqo darawalnimo ah ayuu helay wuxuuna ii sii diray jaamacad.
Waxaan ahay Maanta 28 jir ahna QAREEN ama sharci yaqaan. Dhibaatada i haysata waxay tahay in aanan sii wadi karin xiriirka naga dhexeeya, maxaayeelay wiilkan ma aha nuuca aan ka helo…

Anigoon dhaawacin dareenkiisa, sidee ugu sheegaaaaaa?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *