WEB DESIGN AND HOSTING

Daawo gabadh somaliyeed oo ka so muuqatay hollywoodka

Daawo gabadh somaliyeed oo ka soo muuqatay hollywoodka

VIDEO Shaqaale Ajaaniib Ah oo Shaqadii Kala Wareegay Kuwii Maxaliga Ahaa Ee Magaalada Berbera Iyo Mudaharaad ay ku muujiyeen dareenkooda

Haweenay Reer Ceerigaabo ah oo Xijaabkeedii u tuurtay ,Magaceediina u bedeshay Shaqo darteed+Sawirro

Haweenay Reer Ceerigaabo ah oo Xijaabkeedii u tuurtay ,Magaceediina u bedeshay Shaqo darteed+Sawirro

In shaqo laga helo TV Maraykanka kuyaal wixii ka dambeeyey weerarkii 11-kii Sebtember waxay ahayd arrin aan sahlanayn adigoo waliba lagu yiraahdo magaca Ubax Maxamed.

“Tijaabo ahaan, Ayaan u baddalay magacaygii isla markiina waxaan helay shaqo ah caawiye soo saare” ayay tiri Ubax Maxamed oo markii dambe ku caan baxday mid kamid ah magacyada ay reer galbeedku la baxaan.

” Waxaan todobaad kasta la bixi jiray magac cusub, waxayna ahayd arrin cabsideeda leh” ayay tidhi ayadoo ku sugan California.

Qoyskeedu waxay u guureen Memphis ayagoo kasoo guuray New York markii ay jirtay 13 sano, ayadoo markii ay ogaatay in ay kasoo jeeddo Soomaaliya ay caqabad hor leh ku noqotay.

‘ Waxaan iska tuuray xijaabkii’

Daawo masuul sare oo xukuumada muse bixi iska casilay hada